Barcelona Oo Dajisay Qorshe Ay Ku Helayso Saxiixa Robert Lewandowski

0
183

Kooxda Barcelona ayaa lagu soo waramayaa in xiddiga Memphis Depay ku darayso heshiiska ay ku doonayso saxiixa xiddiga weerarka kooxda Bayern Munich ee Robert Lewandowski.

Xiddiga 33 jirka ah ee Robert Lewandowski ayaa xaqiijiyay in uuna heshiis cusub u saxiixi doonin kooxda Bayern Munich waliba isaga tagi doono kooxda dhamaadka xilli ciyaareedkan.

Bayern Munich ayaa la sheegayaa in ay diyaar u tahay in ay iska fasaxo xiddiga hadii ay heli karaan badalkiisa.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here