Qaramada Midoobay oo ku dhawaaqday inay kordhinayaan taageerada dowladda Cusub ee Soomaaliya.

0
155

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay Antonio Guterres ayaa soo dhoweeyay doorashadii ka dhacday caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho halkaas oo lagu doortay madaxweyne Xasan Sh. Maxamuud. Xoghayaha Guud ayaa hambalyo u diray madaxweynaha la doortay, isaga oo ku bogaadiyey madaxweynaha xilka ka degaya ee Maxamed Cabdullaahi Farmaajo inuu si degdeg ah u aqbalay natiijada doorashada.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan macalin.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here