Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Wasaaradda Tamarta Hirshabeelle ayaa sheegtay in Radio isnaay ay qeyb weyn ka soo qaadatay horumarka Bulshada Jowhar iyo wax ka qabashada Abaaraha iyo Fatahaadaha.
Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdiwali Axmed Hilowle.