Bulshada Magaalada Jowhar oo loogu Baaqay in ay ka shaqeyaan Nabadda Deegaanka.

0
254

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Dhalinyaraddan ku dhaqan magaalada Jowhar ayaa  ka codsaday odoyaasha,haweenka iyo  culumaa,udiinka in nabadda si wadajir ah  looga wada shaqeeyo si bulshada uga fogaadaan waxyaabaha keeni karo isku dhaca.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Maryama Shiikh cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here