Qaar kamid ah Bulshada Magaalada Jowhar oo soo dhaweyay Madaxweynaha Cusub ee Dalka.

0
255

Dadka kunool Jowhar ayaa sheegay in doorashadii xalay ka dhacday dalka ay aheed mid taariikhi ah oo ay utartameen Musharaxiinta si cadaalad ah islamarkaana ay ku loolamayeen Musharaxiin Miisaan culus ku leh Dalka.

Axmed Shekh Maxamed Nuur oo kamid ah Dhalinyarada Kunool Jowhar ayaa kahadlay doorashadii xalay kadhacday Dalka ee uu kusoo baxay Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud.

Warbixintaan waxaa inoo soo Jeedineeysa:-  Maryama Sheekh Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here