Maamulka Gobolka Hiiraan oo Bulshada ku amaanay sida ay isaga Difaaceen Fatahaadaha Wabiga Shabeelle.

0
147

Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cismaan oo Kahadlay Kulan ay kasoo qeybgaleen bulshada kunool Magaalada Beleweyne ayaa uga Mahadceliyay Bulshadaasi sida ay isaga difaaceen Biyaha Fatahaadaha ee Sanado badan kafatihi  jiray Magaaalada beledweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan

Warbixintaan waxaa inoo soo Jeedinaya:-  Cabdi Wali Axmed Hiloowle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here