Klopp Oo Ka Warbixiyay Xaalada Salah & Van Dijk Kadib Final-kii FA Cup-ka.

0
155

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Tababaraha Kooxda Liverpool ee Jurgen Klopp ayaa ka warbixiyay xaalada xiddigaha Virgil Van Dijk iyo Mohamed Salah kuwaas oo badal looga saaray kulankii Final-ka FA Cup-ka.

Mohamed Salah ayaa kaliya 33 daqiiqo ciyaaray Final-kii FA Cup-ka iyada oo lagu badalay Diogo Jota kadib markii uu sii wadan kari waayay ciyaarta.

Dhanka kale Virgil Van Dijk ayaa la badalay daqiiqadii 90-aad iyada oo lagu badalay Joel Matip kadib markii uu dhamaystay wakhtigii dabiiciga ahaa ee ciyaarta.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here