Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Sida lagu sheegay warbixin dhawaan ay soo saartay Qaramada Midoobay, gaar ahaan hey’adda CARE ayaa muujinaya in in ka badan 80 iskuul oo ku yaalla maamul goboleedyada Jubaland iyo Galmudug la xiray,iyadoo 97 dugsi oo kale halis dhow ay ugu jiraan in la xiro ,sababbo la xiriira abaaraha ka jira dalka.
Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan Macalin.