Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Radio Isnaay ayaa sanadkan udabaal dageysa sanadguurada 2aad kadib markii la aas’aasay sanadkii 2020 waxana hambalyada idaacadda la wadaagay ganacsatada Jowhar oo sheegay in mudadii idacaadda jirtay ay wax badan ka qabteen dhanka arrimaha bulshada.
Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Maxamed Abuukar Cabdiraxmaan.