Arteta Oo Kashifay Wixii Uu U Sheegay Xiddigaha Kooxdiisa Kadib Guuldaradii Tottenham.

0
215

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Mikel Arteta ayaa shaaca ka qaaday wixii uu u sheegay Xiddigaha kooxdiisa kadib guuldaradii ka soo gaartay kulankii North London derby ee Tottenham.

Arsenal ayaa guuldaro 3/0 ah kala kulantay kooxda Tottenham kulan muhiim u ahaa kooxda Arsenal oo ay ugu soo bixi kartay tartanka champions League xilli ciyaareedka dambe.

Tababaraha reer Spain ayaa sheegay wixii uu u sheegay xiddigaha kooxdiisa kadib guuldaradii ay kala kulmeen kooxda ay ku xafiiltamaan Magaalada London ee Tottenham.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here