Waalid Udhashay Dalka Hindiya oo wiilkoodii ku dacweynaya in uu ubad dhali waayey.

0
155

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Lamaane ku nool gobolka Uttarakhand ee waqooyiga Hindiya ayaa ku dacweeyay wiil ay dhaleenee madiga ah iyo xaaskiisa, kaddib markii ay ka waayeen ilmo ay awow iyo ayeeyo u yihiin kaddib lix sano oo ay is qabeen.

Sanjeev iyo Sadhana Prasad oo 61 jir ah iyo 57 sano jir ah ayaa sheegay in dhaqaalahoodii u keydsanaa si ay u koriyaan wiilkooda, iyagoo bixinaya sidoo kalena qarashka tababarka duuliyennimo ee uu qaadanayo xilli ay sida oo kale u dhigeen aroos aad u wanaagsan.Waxay dalbanayaan magdhow qiimihiisu ku dhow yahay $650,000 (£525,000) haddii ilmo awoowe ah uusan dhalan sanad gudihiis.

Wiilkooda iyo xaaskiisa ayaa xaaladdan qoyskooda soo wejahday ka hadlin.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here