Tottenham Oo Dhulka Ku Jiiday 10 Xiddig Oo Arsenal Ah.

0
186

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Kooxda Tottenham ayaa garaacday Arsenal kulan dhinac kaliya ahaa oo ay Tottenham ka fiicnayd kooxda Arsenal kana tirsanaa horyaalka premier League.

Kooxda Arsenal ayaa qaybtii hore si weyn ugu dhibaatootay iyaga oo aan muujin rabitaan ay ku doonayaan in ay ku badiyaan kulanka iyaga oo u muuqday kuwo ka cabsanaya Tottenham.

Dhanka kale Tottenham ayaa si dar-dar leh ku bilaabatay ciyaarta iyaga oo Arsenal ku qaadayay weeraro aan kala joogsi lahayn isla markaas maamulaya ciyaarta.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here