Maamulka Degmada Bula burte oo Digniin la xiriira Nadaafadda Udiray Bulshada Degmadaasi.

0
159

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Gudoomiye ku xigeenka Maamulka iyo Mareeynta Bulshada degmada Bula burte Maxamed Shiinne ayaa sheegay in la lacago lagu ganaaxi doona qofkii ilaalin waayo nadaafadda deegaankiisa.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Xaliimo Cali Ibraahim.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here