Haweenka ka shaqeeya Beeraha ee Magaalada Jowhar oo ku Baaqay in Iskaashi loo sameeyo.

0
157

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Haweenka ka shaqeeya Wax soo saarka Beeraha ee deegaanada gobolka shabeellaha dhexe ayaa sheegay in muhiimada ugu weyn ay tahay in iskaashi la sameeyo si loo horumariyo tacabka beeraha.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Maxamed Abukar Cabdiraxmaan.

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here