Hirshabeelle oo Wadda Qorshe dib loogu soo celinayo Ciyaaraha Kolayga.

0
248

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Qorshahan balaaran ee dib loogu soo nooleeynayo  habraacyadii ciyaaraha  iyo ciyaartooyda kubada kolayga ,oradada fudud iy kuwa dheer ayuu sheegay in ay sugayaan israaca dowlada madaama ay hirshabelle mareeyso meel fiican balse ay cagta u dhigayaan dhmeystirka dowladda soomaliya sida uu sheegay Guleed Cabdi Guleed oo ka mid ah mas’uuliyiinta wasaaradda.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Maryama Shiikh Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here