Apple oo 21 sano kadib dooneysa in ay joojiso adeegii muusiga ee iPod.

0
158

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Shirkadda Apple ayaa ku dhawaaqday inay joojinayso adeeggii muusiga ee iPod Touch, iyadoo soo afjaraysa qalab si weyn loogu ammaanay inuu wax ka beddelayo sida dadku u dhegaystaan muusigga.

iPod ayaa markii ugu horreysay la bilaabay sanadkii 2001, adeeggan ayaa keydin kara 1,000 heesood. Maanta waxaa jira in ka badan 90 milyan oo heeso oo ku keydsan adeeggan.

iPod Touch, waxaa naqshadeeyay isla kooxdii markii dambe iqtiraacday Iphone-ka oo si degdeg ah u hareeyay iPod-ka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here