Soomaaliya oo ka qeybgashay shir looga hadlayay sare u qaadista isla-xisaabtanka iyo hoos u dhigidda musuqa.

0
179

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Hantidhawraha Guud ee Qaranka Maxamed Maxamuud Cali ayaa maanta khudbad ka jeediyay furitaanka Shirka 18aad ee Golaha Maamulka ee Ururka Hay’adaha Hantidhawrada Afrika (AFROSAI-E) oo sannadkan ka dhacay magaalada Banjul ee dalka The Gambia.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan Macalin.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here