Maamulka Cisbitaal Goboleedka Jowhar oo sheegay in uu Hoos udhac ku yimid kiisaska Cudurka Shuban biyoodka.

0
240

Jowhar – ( Radio isnaay ) – waxaa hoos udhacay malmahan kiisaska cudurka Shuban Biyoodka oo mudooyinkii dambe dhibaato badan uu ku haayay bulshada magaalada Jowhar.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Maxamed Abuukar Cabdiraxmaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here