Liverpool Oo Guul Muhiim Ah Ka Gaaray Aston Villa & Reds.

0
171

Jowhar – ( Radio Isnaay )  -Kooxda Liverpool ayaa guul muhiim ah ka gaadhay kooxda Aston Villa Kulan ka dhacay Villa Park kana tirsanaa horyaalka premier League.

Klopp ayaa shaxdiisa is badal ku sameeyay waxana uu kaydka dhigay xiddigo muhiim u ah kooxdiisa isaga oo u nasiyay kulanka Final-ka FA Cup-ka.

Kooxda Aston Villa ayaa si dar-dar leh ku bilaabatay ciyaarta iyaga oo Liverpool ku qaadayay weeraro halis ah oo ay ku doonayeen in ay goolal ku dhaliyaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here