Barcelona Oo Garaacday 10 Xiddig Oo Celto Vigo Ah.

0
166

Jowhar – ( Radio isnaay ) – Kooxda Barcelona ayaa garaacday kooxda Celta Vigo kulan ka dhacay Camp Nou kana tirsanaa horyaalka La Liga xilli Celta Vigo 10 xiddig ku ciyaartay inta badan qaybtii dambe ee ciyaarta.

Kooxda Celya vigo ayaa ahayd kooxda fiican dhinaca kubad haysashada xilli ay sidoo kale kaga fiicnayd dhinaca fursadaha.

Barcelona ayaa u muuqatay kuwo ciyaarayay kubad rogaal celis ah xilli ay Celta vigo u ogolaadeen in ay iska haystaan kubada.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here