Muwaadiniin Soomaali Ah oo U Geeriyooday Dhaawacyo Kasoo Gaaray Shil Gaari oo ka dhacay Koonfur Afrika.

0
155

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Laba Muwaadiniin Soomaaliyeed oo kunoolaa dalka Koonfur Afrika ayaa saacadihii lasoo dhaafay u geeriyooday dhaawacyo culus oo kasoo gaaray shil gaari oo ay ku galeen Magaalada Cape Town ee dalkaas Koonfur Afrika.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan Macalin.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here