Ardayda Dugsiyada sare ee Jowhar oo Sheegay in ay udiyaar garobeen Imtixaanka Shahaadiga.

0
164

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Wasaaradda Waxbarashada Hirshabeelle ayaa dhawaan waxa ay sheegtay in ay qaadi doonto Imtixaanka Sanad dugsiyeedka 2021-2022 ee ardayda guud ee digsiyada sare ee Hirshabeelle.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdiwali Axmed Hilolwe.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here