Dhalinyarada Waxbaratay ee  Magaalada Jowhar oo ku baaqay in lataageero dadka aan helin Waxbarashada ee Kunool Jowhar iyo Tuulooyinka hoosyimaada.

0
140

Dhalinyaradaan ayaa sameeyay Kulamo looga Arrinsanayo sidii garab istaag Muuqda loogu sameeyn lahaa dhalinyarada aan wax baran ee kunool Magaalada Jowhar iyo Tuulooyinka Hoosyimaada.

Cabdikariin Abuukar oo kamid ah dhalinyarada wada dadaaladaasi ayaa sheegay in loo baahanyahay Wacyigelinno badan oo lasiiyo dadka aan waxbaran si ay ufahmaan Muhiimadda iyo Waxtarka Waxbarashada islamarkaana ay gaarsiiyaan dadka kale ee aan wax baran si ay uhormariyaan Noloshooda.

Warbixintaan waxaa inoo soo Jeedinaya: Cabdi Wali Axmed Hiloowle.

  

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here