Bulshada Tuulada Jowhar-Soomaali ee Dulleedka Jowhar oo ku Guleystay in la xiro Goob uu ka fatahay Wabiga.

0
136

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Tuulada Jowhar-somaali oo ka mid ah tuuloonka hoosyimaada magaalada Jowhar ayaa waa ka jiray walaac la xiriira in tuulada laga barakaco sababo la xirira fatahaada wabiga balse markii dambe beeraleyda tuuladaasi ayaa xiray goobaha uu ka soo fataho wabiga.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Xaliimo Cali Ibraahim.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here