Macallimiinta Jowhar oo ku Baaqay in Sare loo qaado Waxbarashada Gabdhaha.

0
210

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Macalimiinta qaar ee wax ka dhigta dugsiyada waxbarashada Jowhar ayaa waxa ay isku raceen in loo bahanyahay sidii loo horumarin lahaa waxbarashada gabdhaha.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdiwali Axmed Hilowle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here