Kooxaha Lacagta Ugu Badan Ka Helay Champions League Xilli Ciyaareedkan Oo La Kashifay.

0
201

Jowhar – ( Radio Isnaay )  – Kooxda Liverpool ayaa ilaa haatan ah kooxda lacagta ugu badan ka heshay chamoions League xilli ciyaareedkan kadib markii ay gaadhay final-ka tartanka.

Liverpool ayaa ilaa haatan jeebka ku shubatay lacag dhan 115.80 milyan euro kadib xilli ciyaareed cajiib ah oo ay soo qaadatay.

Waxa ku xigta kooxda Real Madrid oo jeebka ku shubatay lacag dhan 105.34 milyan euro ilaa haatan kadib markii ay qaab ciyaareed taariikhi ah soo qaadatay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here