QM oo ka digtay macluul soo wajahdo dadka Bariga Afrika oo Soomaaliya ay qeyb ka tahay.

0
135

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – ku-xigeenka xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay ee arrimaha bini’aadantinimada iyo isku duwaha gargaarka degdega ah, Martin Griffiths, ayaa ka digay in laba milyan oo carruur ah oo ku nool Bariga Afrika ay qarka u saaran yihiin in ay u dhintaan gaajo ay sababeen abaaraha ka jira gobolka.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdicasiis xasan Macalin.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here