Mbappe Oo Ka Hadlay Xaqiiqada Heshiiska Uu La Gaadhay PSG.

0
170

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Hooyada dhashay Kylian Mbappé ayaa afka furatay kana hadashay xaqiiqada wararka la isla dhex marayo saacadihii ugu dambeeyay ee sheegaya in ay PSG heshiis cusub la gaadhay xiddiga Kylian Mbappé.

Waxa saacadihii ugu dambeeyay la soo dhaafay soo baxay warar sheegaya in uu Mbappe heshiis afka ah la gaadhay si uu heshiis cusub ugu saxiixo kooxda Una sii soogo.

Wararka ayaa sidoo kale sheegayay in Mbappe uu ogolaaday heeshiis 2 sano ah oo uu ku sii joogi doono kooxda ka dhisan caasimada France ee PSG.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here