Cisbitaal Goboleedka Jowhar oo lagu dabiibayo dad hor leh oo uu soo ritay Cudurka Shuban Biyoodka.

0
162

Jowhar – ( Radio Isnaay )  -Cudurka shuban Biyoodka ayaa waxaa uu ka dilaacay tuulooyin iyo deegaano katirsan gobolka shabeellaha dhexe waxaana ilaa hadda lagu dabiibaya dadka uu soo ritay cusbitaalka goboleedka Jowhar.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Xaliimo Cali Ibraahim.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here