Mohamed Salah Oo Doortay Kooxda Uu Doonayo In Finalka Ku Arkaan Real Vs City

0
174

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Liverpool ayaa finalka Champion-ka iska xaadirisay ka dib ciyaar soo laabasho leh oo ay ka gaareen Villa Real kuwaasi oo ay uga badiyeen 3/2

Haatan ciyaartooyda Liverpool ayaa doonaya kooxda ay doonayaan in finalka Champion-ka ku arkaan , waxa ayna sugayaan midda soo baxda Real iyo Man City

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here