Maamulka Degmada Jowhar oo ganacsatada ka Dalbaday in Bulshada loo Raqiisiyo Maciishada.

0
171

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Duqa Magaalada Jowhar Saalax Mudeey Cali ayaa ka hadlay sare ukaca maciishada waxa uuna sheegay in loo bahanyahay sidii ganasatada ay ugu naxariisanlahayen dadka danyarta ah.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Maxamed Abuukar Cabdiraxmaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here