Liverpool Oo Final-ka Champion-ka Iska Xaadrisay , Villa Real Ayay Ciqaabeen

0
196

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Sheekada Ciyaarta : Qeybta 1-aad Liverpool  waa looga sareeyay maamulka waxaana nasiinada loogu diray laba gool oo nadiif ah

Liverpool qeybtaas hore waxaa laga haystay qadka dhexe waxaana lagu dilay kubad deg degsiimo

Goolasha Villa Real waxa ay kala yimaadeen daqiiqadihii 3-aad iyo 41-aad waxa ayna Villa Real soo bandhigeen kubad kalsooni leh.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here