Sare Ukac Laga Dareemayo Qiimaha Muuska Lagu Kala Iibsado Suuqyada Magaalada Jowhar .

0
293

Jowhar ( Radio Isnaay) – Ganacsatadan ku iibiso muuska suuqa hantiwadaag ee magaalada jowhar ayaa sheegaya inuu muuska qaaligaroobay kadib kuleylaha iyo biyo la,aanta ka jirta beeraha geed miroodka  laga keeno  muuska ee degmooyinka balcad iyo afgooye .

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Maryama Sheikh Cabdi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here