Dowladda Soomaaliya oo ku dhawaaqday in aan berri la ciidi doonin

0
270

JOWHAR (Radio isnaay) Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta Dowladda Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday in Maanta oo Axad ah la dhameytirayo 30-ka Bisha barakeysan ee Ramadaan.

Wasaaradda diinta ayaa sheegtay in aysan jirin meel laga arkay bisha intii ay wadeen baaritaanada.

Sacuudiga ayaa horay ugu dhawaaqay in sidoo kale Beri la dhameystirayo 30-ka Ramadaan kadib markii la waayay Bisha.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here