Shaqo la’aan oo soo foodsaaratay Haweenka Iibin jiray Sanbuuska iyo Burka.

0
369

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Haween badan ayaa noloshooda ku maareeya waxyaabaha ay ku iibiyaan seylada jowhar lkn hadda waxaa muuqanaya iney joogsadeen shaqooyinkaasi qarkood sababo ay ku shegeen in sare ukacay wixii noloshooda ay mareyn lahayeen.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – maryama Shiikh cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here