Chelsea Oo Loo Sheegay In Ayna U Tartami Doonin Horyaalka.

0
252

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Jamie Redknapp ayaa sheegay in Chelsea aysan u tartami karin Premier League ilaa ay la soo saxiixato ‘dhameyste dabiici ah’ sida Didier Drogba.

Blues ayaa bar-baro 1/1 ah la gashay man United Khamiistii kulan ka dhacay Old Trafford iyada oo iska khasaarisay fursado badan oo ay kulanka ku dili kartay.

Chelsea ayaa xilli ciyaareedkan ku dhibaatootay goolka hortiisa iyada oo uu fashilmay xiddiga Romelu Lukaku oo ay lacag badan kula soo waregeeen xagaagii.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here