Jowhar (Radio Isnaay) Wasiir kuxigeenka Wasaarada Beeraha iyo Waraabka dowlad gobaleedka Hirshabelle Maxamed Bashiir Qaasim Daqare ayaa Hey’daha FOA iyo WFP ugu baaqay in dhamaan shaqooyinka ay usoo maraan Wasaarada Beeraha,sidoo kale Wasiirka ayaa baaq u diray wasaarada beeraha dowlada dhexe.
Waxaa soojeedineyso:- Maxamed Abuukar Cabdiraxmaan