Qoysas Danyar ah oo ku nool Degmada Balcad oo loo qeybiyay dharkii Ciida.

0
420

Jowhar (Radio Isnaay) Iyado maalmo kooban ay naga xigaan munaasabada ciida ayaa qoysas danyar ah waxaa loo qeybiyay dhar ciid kuwaasi oo ku nool dulleedka degmada Balcad.

Warbixintan waxaa Inoo Soo Jeedineysa: – Xaliimo Cali Ibraahim.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here