Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Ganacsatada Online-ka ku shaqeysata ee Suuqyada Magaalada Jowhar ayaa sheegay in xiligan uu siwanaagsan uu ku socda istitcmaalka suqaasi islamartkana dadka aty barteen.
Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya – Maxamed Abuukar Cabdiraxmaan.