Guurka dega dega oo saameeyn ku yeeshay Ardayda Waxbarshada  ku jirta.

0
323

Jowhar (Radio Isnaay)  Da’yarta ku jirta Waxbarshada ee is calmata ayaa saameeyn ku yeeshaa habsami usocodka heerka waxbrasho  siiba gabdhaha marka ay lasoo daristo xaaladaha qaar kuwaas oo ugu danbeeyn ka hara  sii wadida waxbarshada sida uu sheegay Nabdoon Axmed Collow.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Maryama Shiikh Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here