Kulan socday lab maalmood oo ay soo qabanqaabisay wasaaradda Cadaalada hirshabelle ayaa lagu qabtay magaalada jowhar

0
120

JOWHAR (Radio isnaay) Kulankan oo ay kasoo qeyb galeen ku dhawaad 50ruux oo isgu jiray mas,uuliyiin kakala socday wasaaradda Cadaaladda,xeerilaalinta ,booliska iyo bulshada rayidka ayaa looga hadlayay dhowrista xuquuqda carruurta ee dhanka cadaalad helida

warbixintaan waxaa noo soojeedineysa ;-Maryama Sheikh Cabdi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here