Maalqabeen u dhashay Afrika oo iibsanaya shirkadda Twitter.

0
165

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Guddiga maamula shirkadda Twitter ayaa oggolaaday in bilyaneer Elon Musk uu kula wareego lacag dhan 44 bilyan oo dollar.

Musk oo ku dhashay magaalada Pretoria ee Koonfur Afrika ayaa 14-kii bishan soo bandhigay qorshaha uu kula wareegayo shirkaddaas ka shaqeysa xiriirka bulshada, waxaana uu sheegay inay leedahay “awood ballaaran” oo uu dunida uga faa’iideyn doono.

Waxa uu ku baaqay isbedallo ballaaran oo ay kamid yihiin in meesha laga saaro xayiraadda macluumaadka iyo xiridda cinwaannada been abuurka ah.

Twitter ayaa markii hore diidday qorshaha Musk, balse waxa ay shirkaddu hadda weydiisan doontaa saamileydeeda inay ansixiyaan heshiiska iibka.

Elon Musk ayaa ah ninka ugu taajirsan caalamka, sida ay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here