Jamie Carragher Oo Saadaaliyay Wakhtiga Ay Liverpool & Man City Dhibco Lumin Karaan Tartanka premier League.

0
183

Jowhar – ( RadioIsnaay ) –  Jamie Carragher ayaa sheegay in kulamada soo socda ay muhiim u yihiin tartanka premier League xilli ay kooxaha Man City iyo Liverpool dareenkooda u jeedin doonaan kulamada Champions League.

Kooxaha Liverpool iyo Man City ayaa gaadhay Semi-final-ka tartanka champions League iyaga oo la kala ciyaari doona kooxaha reer Spain ee Real Madrid iyo Villarreal.

Labada kulan ayaa saamayn weyn ku yeelan kara tartanka ay labada kooxood ugu jiraan tartanka premier League iyaga oo sabtida la ciyaari doona kooxaha Leeds United iyo Newcastle United.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here