Hirshabeelle oo Sheegtay in ay Ugurman doonto dadkii ka Gubtay Guryahooda ee Magaalada Jowhar.

0
183

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Madaxweyne ku xigeenka Maamulka Hirshabeelle Yuusuf Axmed ayaa sheegay in gurmad balaaran loo sameeyn doono dadkii qasaaraha ka soo gaaray dabkii ka kacay xaafada kulmis ee Magaalada Jowhar.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Maxamed Abuukar Cabdiraxmaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here