Dhalinyaradda Magaalada Jowhar Oo ku baaqay in sare loo qaado Waxbarashada

0
125

Jowhar (Radio Isnaay) Mid ka mid ah ururada dhalinyarada ee ka dhissan Magaalada Jowhar ayaa ka codsaday iskuulada ka jira Jowhar in ay joojiyaan koorsooyinka lagu bootinaayo ardayda,Xuseen xasan oo ka mid ah dhalinyarada u doodo ardayda ayaa ka hadlay muhiimada ay waxbarshada leedahay

Waxaa soojeedineyso:- Maryamo  Sheekh  Cabdi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here