Goobaha lagu saaro Cilaanka ee Magaalada Jowhar oo laga dareemayo u diyaar garowga ciida.

0
186

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Xaruntan oo lagu hagaajiyo haweenka caruusadaha cilaankana lagu saaro xilliyada ciidaha iyo waxqti kasta ee loo baahdo ayaa la xiraa bisha ramadaan iyadoo  xilliyadana dib loo furo si dib uhabeyn loogu sameeyo madaama ay soo dhawdahay ciida soonfur oo ah xilliyada ay ugu faa,iido badan thay sida ay sheegtay fahiimo C/raxmaan maxamed oo ah maamulaha baxreeyn oo aan kula xiriiray qadka telfoonka.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Maryama Shiikh Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here