Codbixinta doorashada Faransiiska oo bilaabatay.

0
121

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Malaayiin qof oo ka mid ah shacabka Fransiiska ayaa maanta oo Axad ah u dareeraya goobaha codbixinta, si ay u soo doortaan madaxweynaha xakumi doona afarta sano ee soo socota.

Doorashada maanta oo ah wareega labaad ee ugu danbeeya, ayaa waxaa ku tartamaya madaxweynaha hadda talada haya Emanuel Macron iyo hoggaamiyaha xisbiga midigta fog ee Marine Le Pen.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here