QM oo sheegtay in abaaraha Soomaaliya ay saameeyeen illaa 6 milyan oo qof.

0
129

Jowhar – ( Radio Isnaay )  -Qaramada Midoobay ayaa sheegtay in dadka Soomaalida ah ee ay abaaruhu saameeyeen ay sare u sii kacayaan marba marka ka dambaysa, iyada oo bishii March lagu qiyaasayey dadka abaaruhu saameeyeen inay gaadhayeen illaa 4.9 million oo qof waxaase haatan la sheegayaa in tiradaasi ay marayso illaa 6.1 million oo Soomaali ah oo ay ku jiraan illaa 760,000 oo qof oo barakacayaal ah.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan Macalin.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here