WARARKA Munaasabad lagu daah furaayay Xafiiska midowga macalimiinta dugsiyada Qur’aanka oo lagu qabatay Jowhar. By admin - April 23, 2022 0 136 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Xafladan ayaa waxa ay eheed mid lagu daahfurayay Xafiiska Midowga macalimiinta dugsiyada qur’aanka kariimka si loo horumariyo madooyinka diiniga. Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdiwali Axmed Hilolwe. https://radioisnaay.so/wp-content/uploads/2022/04/War-Cabdiwali-Axmed-Hilowle-Xaflad.mp3 Share this:FacebookX