Jowhar – ( radio isnaay ) – Xili uu sii kordhayo dadka uu soo ridanayo Cudurka shuban biyoodka ee deegaanada magaalada Jowhar ayaa waxaa shir deg deg ah iskugu yimid sarakiisha caafimaadka.
Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Xaliimo cali Ibraahim.